Somalia iyo Qatar oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal

0
327

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka Dowladda aanu walaalaha nahay ee Qatar Eng. Hassan Bin Hamza Asad Mohammed Hashim. Intii kulanku socday ayaa la isku dhaafsaday hadallo la xiriira xiriirka salka adag iyo iskaashiga wadaagga ah ee labada dal u dhexeeya. Dowladda Qatar ayaa waxa […]




SOURCE: Somalia iyo Qatar oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.