Taliyaha Ciiddanka Qaranka Somalia, Jeneral C/weli Jaamac Xuseen oo maalmahan booqasho hawleed ku joogay dalka Uganda waxa uu dhigiisa dalkaasi, Jeneral David Muhoozi kulan kula yeeshay Xarunta Taliska Dhexe ee Ciiddanka Difaaca Uganda oo ku taalla Buurta Mabuya ee K/bari ee magaalladda Kampala. Labada Taliye waxay ka wada hadleen Hawlgalka AMISOM, Ammaanka Gobalka iyo sidii […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Somalia iyo Uganda oo ka wada hadlay Wadaagista Arrimaha Sirdoonka