Somalia oo ka faa’iideysaneysa $60ka bilyan ee Shiinuhu u qoondeeyey Afrika

0
47

Waxaa si rasmi ah magaalada Beijing uga furmay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo kulmisay 53 qaran oo Afrikaan ah, Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika. Waddanka Shiinaha, oo ka duulaya xoojinta iskaashiga dhaqaale iyo xiriirka Shiinaha iyo Afrika ayaa waxa uu ku dhawaaqay Sanduuq horumarineed oo $60 bilyan ah kaasi oo ugu talagalay Afrika. Sanduuqan […]




SOURCE: Somalia oo ka faa’iideysaneysa ka bilyan ee Shiinuhu u qoondeeyey Afrika

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.