Somalia oo ku biiray kooxda Al-shabaab

0
397

Sabti, August , 25, 2018 (HOL) – Waxaa laga yabaa in aad markiiba ku jah-wareerto ciwanka maqaalkan, laakiin waxa aan ka hadley-no ma’aha wadankii Soomaaliya iyo Ururka hubeysan Al-shabaab, balse waa caaryahan lagu naaneyso Somalia oo ku biiray kooxda Kubadda Cagta Al-shabaab ee ka dhisan dalka Saudi Arabia.




READ MORE FROM THE SOURCE: Somalia oo ku biiray kooxda Al-shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.