Somaliland beenisay Sun lagu sheegay in laga helay dalagyada ka soo go’ay beeraha

0
400

Axad, January ,05, 2020 (HOL )– Wasaarada beeraha Somaliland iyo hay’adda ilaalinta Tayadda Raashinka ayaa si wada jir ah u sheegay in dalagyada ka soo go’ay dalka aanay ku jirin wax sun ah oo halis galin karta bani’aadanka.




SOURCE: Somaliland beenisay Sun lagu sheegay in laga helay dalagyada ka soo go’ay beeraha

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.