Somaliland: Ciidanka Somaliland Weli May Gaarin Xuduuda Rasmiga Ah

0
283

Somaliland ayaa qoraalka ka soo saartay  xiisadda Tukaraq iyada oo warbixinta lagu sheegay in Somaliland ay aqbashay go’aanka IGAD kaas oo ahaa in shacabka isku gudbi karaan, hey’adaha gargaarka inay ka shaqeyn karaan goobaha colaadda ka jirto iyaga oo Puntland ku eedeeyay inay dhammaan arrimahaas jabiyeen.
Dhinaca kale, Hargeisa waxaa ay Garoowe ku eedeysay inay ka shaqeyneyso fad-qalalo iyo xiisado cusub, waxaa kale oo qoraalka lagu sheegay in Somaliland aaney gaarin xadkii rasmiga ahaa ee ay lahaayeen.
Qoraalkan Sii-Akhri:





READ MORE FROM THE SOURCE: Somaliland: Ciidanka Somaliland Weli May Gaarin Xuduuda Rasmiga Ah

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.