Somaliland oo Cafis u fidisay Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore ee Somaliya(Wareegto)

0
126

Maamulka Soomaaliland ayaa ku dhawaaqay in ay cafis u fidiyeen Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya marna soo noqday Wasiirkii Diinta iyo Awqaafta Ridwaan Xersi Maxamed kana mid ahaa Siyaasiyiinta ka soo jeeda deegaanada Maamulkaas ee xilalka ka qabta dowladda Federaalka Soomaaliya. War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Soomaaliland […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Somaliland oo Cafis u fidisay Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore ee Somaliya(Wareegto)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.