Somaliland oo daahfurtay mashruuca lagu hirgalinayo aaga cashuuraha ka caagan ee dekada Berbera

0
16

Talaado, December 10, 2019 (HOL )– Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay mashruuc ballaadhan oo lagu hirgelinayo Aagga cashuuraha ka caaggan ee dekedda Berbera oo maanta lagu kala saxeexday Somaliland.




SOURCE: Somaliland oo daahfurtay mashruuca lagu hirgalinayo aaga cashuuraha ka caagan ee dekada Berbera

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.