Somaliland: Wasiiro iyo shirkado lagu eedeeyay musuqmaasuq

0
63

Gudiga dabagalka iyo ilaalinta hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland ayaa warbixin xasaasi ah oo ay golaha hordhigeen waxay markii ugu horeysay ku eedeeyeen wasiiro hore iyo sharikado gaar loo leeyahay musuqmaasuq mashaariic ay xukuumadda uga fulinayeen gobollada qaarkood. Guddoomiyaha guddigaas xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire ayaa sheegay in xilligaan ay sameeyeen xisaab xirka Sanadkii […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Somaliland: Wasiiro iyo shirkado lagu eedeeyay musuqmaasuq

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.