Talaado, May 07, 2019 (HOL)- Illaa Todoba qof ayaa geeriyooday, afar qofna waa dhaawac ka dib markii laba gaadhi isku dhaceen inta u dhaxaysa Lafa-ruug iyo xamaas ee gobolka saaxil.
SOURCE: Somaliland:Laba gaadhi oo isku dhacay oo sababay dhimasho iyo dhaawac