Somaliland:Toban kun oo qoys oo barakacayaal ah oo biyo yaraani soo foodsaartay

0
51

Talaado, Febraayo 12, 2019 (HOL)- Xukuumadda Somaliland ayaa qaylo dhaan u dirtay hay’adaha gargaarka si biyo loola gaadho toban kun oo qoys oo biyo yaraani soo foodsaartay.




SOURCE: Somaliland:Toban kun oo qoys oo barakacayaal ah oo biyo yaraani soo foodsaartay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.