Somali Media Institute

0
4416


SOMALI MEDIA INSTITUTE – MACHADKA SOOMAALIYEED EE BARAS
HADA SAXAAFADDA

SMI (MSBS) waa machad lagu barto cilmiga saxaafadda. Bixiya koorsooyin kala duwan oo warbaahineed iyada oo lagu baran karo luuqaddaha Soomaaliga iyo Ingiriiska.

SOMALI
Koorso Kooban oo lix billood ah.
Koorso dhammeystiran oo 12 billood ah.

Diploma ah 2 sano.

ENGLISH
Professional course – 12 months
Diploma – 18 months

Examination bodies : ICM and KNEC

Machadku waxa uu soo saaray weriyeyaasha ugu badan ee ka hawlgala warbaahinta Soomaaliyeed ee dalka Kenya, iyo wadamo kale sida Soomaaliya, Itoobiya, Jabuuti, Uganda iyo qurbaha.

E-mail : Somalimediainstitute@gmail.com

The College gives back to the community and offers FREE courses and Scholarships to Low income students.


STUDENTS ACTIVITY

SOMALI JOURNALISTS AND SMI ALUMNI

SMI ALUMNI GRADUATION OUTING

SMI ALUMNI GRADUATION OUTING

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.