Soomaali la masaafurin lahaa oo sharciga loo cusbooneysiiyay dalka Mareykanka

0
433

Jimco, July, 20, 2018 (HOL)–Dad gaaraya ilaa 500 oo Soomaali ah ayaa ka badbaaday in laga masaafuriyo dalka Mareykanka kaddib markii Waaxda arrimaha dibeda dalka Mareykanka ee loo yaqaan Home Land Security u cusbooneysiiyay sharciga TBS-ka.




READ MORE FROM THE SOURCE: Soomaali la masaafurin lahaa oo sharciga loo cusbooneysiiyay dalka Mareykanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.