Soomaali laga soo celiyay Libya oo laga soo dejiyay Garoonka Aadan-Cadde

0
278

Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho waxaa Caawa fiidkii ka soo degtay Diyaarad siday muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga keenay dalka Libya. Muwaadinintaan ayaa Dowladda Soomaaliya waxa ay ka soo deysay Xabsiyo ku yaalla dalka Libya,waxaana tiradooda ay gaareysaa 124 ruux oo isugu jiro Rag iyo Dumar. Garoonka Aadan-Cadde waxaa muwaadiniintaa sku soo dhaweeyay wasiiro iyo […]




SOURCE: Soomaali laga soo celiyay Libya oo laga soo dejiyay Garoonka Aadan-Cadde

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.