Soomaali u tartameysa Aqalka Koongareeska Maraykanka

0
279

Ugu yaraan laba gabdhood oo Muslimiin ah ayaa la filayaa in markii ugu horraysay loo doorto Aqalka Koongareeska Maraykanka. Labadaas midkood waa gabadh asal ahaan kasoo jeeedda Falastiin laguna magacaabo Rashida Tlaib oo ka tartamaysa Gobolka Michigan iyo Ilhaan Cumar oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya kana tartamaysa Gobolka Minnesota. Labadooduba waaxay ka tirsan yihiin […]




SOURCE: Soomaali u tartameysa Aqalka Koongareeska Maraykanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.