Soomaalida ku Ganacsatada Koonfur Afrika oo loo hanjabay

0
37

Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika ayaa saameyn waxaa ku yeelatay boob loo geysto hantida dadka Ajaanibta ah ee ku nool dalkaas,waxaana jira hanjabaadyo iyo digniino uga imaanaya Burcad Koonfur Afrikaan ah. Dhacdadii ugu dambeysay ayaa waxaa lagu boobay Goobo Ganacsi ay lahaayeen dad ay ku jiraan Soomaali oo ku yaalla Xaafada isku raranta ah ee […]




SOURCE: Soomaalida ku Ganacsatada Koonfur Afrika oo loo hanjabay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.