Soomaalida ku nool Islii oo ka walaacsan Go’aan ka soo baxay dowladda Kenya

0
366

Dowladda Kenya ayaa ayaa maalma ka hor ku dhawaaqday howlgal xooggan kaas oo lagu qab qabanayo dadka aan sharciga laheyn si loo musaafuriyo,waxaana go’aankaas ka walaacan soomaalida ku nool Magalada Nairobi. Wasiirka Arrimaha dalka Kenya Mr Matiangi ayaa sheegay in howlgalka uu qaadan doono mudo saddex bilood ah,isla markaana cid walba oo aan sharcidaro ku […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Soomaalida ku nool Islii oo ka walaacsan Go’aan ka soo baxay dowladda Kenya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.