Soomaalida ku nool Maraykanka oo loo cusbooneysiinayo Nidaamka Badbaadinta KMG ee TPS

0
270

Waaxda Ammaanka Gudaha ee dalka Maraykanka ayaa sheegtay inay dadka Soomaalida ee ku nool dalkaasi loo cusbooneysiin doono waraaqaha KMG ee loo yaqaano TPS Ilaa 499 qof oo Soomaali ah oo haysata Dukumentiga Nidaamka Badabaadinta KMG ee (Temporary Protected Status (TPS) for Somalia eeTPS  ayaa la sheegay inuu Dukumentiyadaasi ka dhici doono bisha September 17-da […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Soomaalida ku nool Maraykanka oo loo cusbooneysiinayo Nidaamka Badbaadinta KMG ee TPS

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.