Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Soomaaliland Faysal Cali Waraabe oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in maamulka Soomaaliland uu Casuumad u fidin doono Cabdi Kariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax. Waxa uu sheegay in Soomaaliland,Itoobiya iyo dadka dega deegaanada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ay yihiin walaalo,isla markaana Qalbi-Dhagax uu rajeynayo in ay casuumaan. Faysal […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Soomaaliland oo Casuumaad u fidisay Cabdi kariin Qalbi-Dhagax