Soomaaliland oo deegaanadeeda ka mamnuucday Hay’ado ka diiwaan gashan Soomaaliya

0
421

Wasaaradda qorsheynta  Somaliland ayaa markii ugu horeysay faah-faahin ka bixisay lix hay’adood oo ah kuwa samafalka oo maxaliga ah oo ay xukuumaddu kala noqotay ruqsadii ay kaga shaqeyn jireen deegaannada Somaliland. Wasiir ku xigeenka wasaaradda qorsheynta iyo horumarinta Somaliland, Eng Xuseen Ibraahim Buuni,ayaa faahfaahin ka bixiyey go’aankaa xukuumadda ay shaqada uga joojisay hay’adahaasi. Waxa uu […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Soomaaliland oo deegaanadeeda ka mamnuucday Hay’ado ka diiwaan gashan Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.