Soomaaliland oo joojisay Shidaal uga imaan jiray Itoobiya

0
62

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga soomaaliland ayaa amray in la joojiyo Shidaal Magalada Bali-gubadle uga imaan jiray dalka Itoobiya oo ay xaduud la leedahay kaas oo dadka Magaaladaas ku nool ay isticmaalaan. Wasiirka ayaa arrintaan sabab uga dhigay in soomaaliland ay dhawaan la wareegtay Haamaha shidaalka qorshahaana uu yahay mid suuq loogu sameynayo. Dhinaca kale dadka ku […]




SOURCE: Soomaaliland oo joojisay Shidaal uga imaan jiray Itoobiya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.