Soomaaliland oo Xabsiga dhigtay Abwaan Caan ka ah deegaanada Maamulkaas

0
470

Wararka laga helayo Magalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Booliska Soomaaliland ay Xabsiga dhigeen Abwaan Siciid Maxamuud Gaheyr oo ka mid ah Abwaaniinta ugu Caansan deegaanada Maamulkaas. Lama oga sababta Ciidamadu u xireen Abwaanka oo sidoo kale ka mid ah qorayaasha deegaanada Soomaaliland,waxaana horay u jirtay in dhowr mar la xiray. Qoraalo uu […]




SOURCE: Soomaaliland oo Xabsiga dhigtay Abwaan Caan ka ah deegaanada Maamulkaas

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.