Soomaaliland oo xukun ku riday Wadaad Caanka ah & Dhalinyaro la socotay

0
143

Maxkamada Magalada Hargeysa ayaa Maanta waxa ay xukun ku riday Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunni) oo ka mid ah Wadaada Caanka ka ah deegaanada Soomaaliland. Sheekha ayaa Sanadkii 2017,waxaa Xabsiga dhigay ciidamada Booliska Soomaaliland,isaga iyo 7 dhalinyaro ah,iyada oo lagu eedeeyey falal la xiriiria argagaxisanimo iyo kicin dadweyne ka dib khudbad uu ka jeediyey […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Soomaaliland oo xukun ku riday Wadaad Caanka ah & Dhalinyaro la socotay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.