Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea oo heshiis kala sixiixday

0
58

Dalalka Soomaaliya Itoobiya iyo Eritrea ayaa heshiis ku kala sixiixday magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea. “Heshiiskan ayaa ayaa dhigaya in Soomaaliya, Eritrea iyo Itoobiya ay yeeshaan iskaashi dhaqaale, amni, bulsho, dhaqan iyo siyaasadeed, lagana shaqeeyo sidii guud ahaan Gobolka Geeska Afrika loogu soo dabbaali lahaa xasillooni iyo horumar,” sida ay baahisay madaxtooyada Soomaaliya. Heshiiskan […]




SOURCE: Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea oo heshiis kala sixiixday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.