Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay iskaashiga dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

0
69

Arbaco, Janaayo, 30, 2019 (HOL) – Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo safar ku jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kulan uu la qaatay madaxweyne Uhuru Kenyatta waxaa ay ka wada hadleen sidii labada dalka Soomaaliya iyo Kenya isaga kaashan lahaayeen dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.




SOURCE: Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay iskaashiga dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.