Soomaaliya kaalintee ayey ka gashay dalalka ugu musuqa badan Caalamka?

0
69

Hay’adda Caalamiga ee  Hufnaanta Sugan ee La-dagaalanka Musuqa  “Transparency International” oo ay Xarunteeda Dhexe ku taallo magaalladda Berlin ee dalka Jarmalka waxay maanta soo saartay Qiimeynta iyo Kala-horreynta Dowladaha Caalamka ee Heerka Dimuqraadiyadda iyo La-dagaalanka Musuqa. Warbixinta waxaa lagu xusay inay weli sii socdaan fashilka dalalka badan ee Kontorool la’aanta Musuqa ee sababayo Xiisadaha Dimuqraadiyadda […]




SOURCE: Soomaaliya kaalintee ayey ka gashay dalalka ugu musuqa badan Caalamka?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.