Soomaaliya oo Dowladaha Carbeed ka codsatay in laga cafiyo deymaha

0
493

Wasiirka arrimaha dibedda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, ayaa sheegay in Soomaaliya ay Dowladaha ku bahoobay Ururka Jaamacadda Carabta ka codsatay in laga cafiyo deymaha ay muddada dheer ku leeyihiin. Shirkan oo ah kii Afaraad ee ay horumarinta dhaqaalaha ka yeeshaan Madaxda Carbeed ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa laysagana kaashan lahaa cobcinta […]




SOURCE: Soomaaliya oo Dowladaha Carbeed ka codsatay in laga cafiyo deymaha

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.