Soomaaliya oo Jawaab kulul ka bixisay hadalkii Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni

0
83

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay hadal kasoo yeeray madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni oo sheegay in Soomaaliya aysan ka jirin dowlad nidaamsan. Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad oo BBC-da la hadlay ayaa sheegay in Museveni uu iskii u hadlay oo la ogyahay in Soomaaliya ay dowlad leedahay. Madaxweyne Museveni oo maalin kahor hadlay […]




SOURCE: Soomaaliya oo Jawaab kulul ka bixisay hadalkii Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.