Soomaaliya oo ka mid noqotay Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobey

0
43

Sabti, October, 13, 2018 (HOL) – Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka mid noqtay Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobey sida ay warbaahinta u faah faahisay safiirka Soomaaliya u joogta xarunta Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Aadanaha ee magaalada Geneva Faadumo Cabdullaahi Insaaniya.




SOURCE: Soomaaliya oo ka mid noqotay Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.