Warbixin oo ay Khubaro ka tirsan Hay’adda Thomson Reuters Fondation dhawaan soo saareen ayey ku soo bandhigeen Dalalka ay Haweenka Tacadiyadda Kufsiga iyo Addoonsiga kala kulmaan. Warbixinta oo ay 548 Khubaro isku soo duween waxaa lagu sheegauy inuu Waddanka Hindiya yahay Wadadnka ugu khatarta badan Caalamka ee ay Haweenka kala kulmaan khataraha ugu sarreeya ee […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Soomaaliya oo ka mid noqotay Wadamada Haweenka loogu geysto Tacadiyadda Kufsiga