Talaado, Janaayo, 07, 2020 (HOL)- Wasiirka Wasaarradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Ciise Cawad, ayaa ka qeybgalay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Golaha Wadamada Carabta iyo Africa ee ku yaalla Badda Cas iyo Gacanka Cadan oo ay martigelisay Boqortooyada Sacuudi Arabiya.
SOURCE: Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka Golaha Wasiirro Arrimo Dibaddeedka Wadamada Carabta iyo Africa