Khamiis, July, 19, 2018 (HOL)–Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta magaalada Lusaka ee dalka Zambia uga qayb galay kulan madaxeedka 20-aad ee wadamada ku bohoobay Suuqa Bariga iyo Koonfurta Africa (COMESA) ayaa saxiixay xubinnimada Soomaaliya ee suuqaasi.
READ MORE FROM THE SOURCE: Soomaaliya oo ku biirtay Suuqa Bariga Iyo Koofurta Afrika