Axad, Janaayo, 05, 2020 (HOL)-Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa markii ugu horreysay yeelaneysa taariikhda sharci dhameystiran laga soo bilaabo tan 1960kii sida uu warbaahinta u sheegay maareeyaha hay’adda duulista rayidka Axmed Macalin.
SOURCE: Soomaaliya oo markii ugu horreysay yeelaneysa sharciga hay’adda duulista rayidka