Soomaaliya oo qeyb ka ah Shirweynaha ITU oo ka socda magaalada DUBAI

0
81

Arbaco, October, 31, 2018 (HOL) – Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, ayna xubno ka yihiin mas’uuliyiinta Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, ayaa ka qeyb galaya shirweynaha ugu sarreeya ee Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) oo ka furmay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta.




SOURCE: Soomaaliya oo qeyb ka ah Shirweynaha ITU oo ka socda magaalada DUBAI

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.