Soomaaliya oo wajaheysa khatar ku aaddan in ay lumiso maamulka hawadeeda

0
129

Talaado, Janaayo, 07, 2020 (HOL)-Hay’adda caalamiga ah ee duulista hawada, ICAO, ayaa bixisay digniin haddii aan si degdeg ah loo helin sharci dhameystiran oo hay’adda duulista hawada Soomaaliya awood u siinaya inay sii haysato maamulka hawada dalkeeda.




SOURCE: Soomaaliya oo wajaheysa khatar ku aaddan in ay lumiso maamulka hawadeeda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.