Dowladaha Midowga Europe waxay shalay isla oggolaadeen Hindise uu Madaxweynaha Faransiiska, Emanwal Makron soo jeediyey bishii September, si loo dhiso Ciiddamo Midowga Europe oo Faragelin Milliteri ku samayn kara hadba dalalka ay Colaadaha ka dhacaan. Ciiddankaasi waxaa la sheegay inay noqon doona kuwo ka madax bannaan Isbahasyiga NATO iyo Dowladda Maraykanka. Wasiiradda Gaashaandhigga ee dalalka […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Spain oo la wareegtay Hawlgalka La-dagaalanka Burcad-baddeeda