Spalletti: “Radja Nainggolan wuxuu sameyn karaa wax weyn”

0
61

Macalinka kooxda Inter Milan Luciano Spalletti ayaa wuxuu ka hadlay muhiimada uu leeyahay laacibka reer Belgian Radja Nainggolan, kaasoo yimid garoonka San Siro suuqii dhawaa ee xagaaga.
 
Luciano Spalletti ayaa kasoo muuqday shir jaraa’id kahor kulanka ay kula ciyaari doonaan horyaalka Serie A kooxda Parma, wuxuuna ka hadlay dhowr arimood ee kooxdiisa la xirira wuxuuna yiri”
 
“Parma waxay u ciyaari doontaa si aad u firfircoon, waxay isku dayi doonaan inay ugu yaraan kala laabtaan dhibac garoonkeena Giuseppe Meazza”.
 
“Radja Nainggolan wuxuu sameyn karaa wax weyn, waa ciyaaryahan weyn wuxuuna leeyahay ruux aan caadi aheyn ee dib u soo celin doonta kooxda waxyaabo muhiim ino ah ayuu inagu soo kordhindoona isaga ayuu yiri Luciano”.
 




SOURCE: Spalletti: “Radja Nainggolan wuxuu sameyn karaa wax weyn”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.