Suldaanka Guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdulqaadir ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay Hargeysa ku sheegay inaysan cidina dhibi doonin ardayda Majeerteen ee Somaliland joogta, hoos ka daawo. Faaqidaad.
READ MORE FROM THE SOURCE: Suldaanka Guud ee Somaliland oo ka hadlay ardayda Majeerteen