Isniin, July, 16, 2018 (HOL) – Maalmahaan waxaa magaalada Garoowe ee xarunta Puntland hawlo nabadeyn ah u joogey Isimo ka yimid maagaalada Hargeysa, joogitaankoodana aysan saxaafaddu u dhuundaloolin. Isimadaan ka yimid magaalooyinka Hargeysa iyo Burco ayaa kulamo la qaatay qaar ka mid ah isimadda Puntland.
READ MORE FROM THE SOURCE: Suldan Garaase “Wafdiga Soomaaliland waxaan u sheegnay in aan wadahadal laga gali karin arrinta Tukaraq