Suuq aad si Online ah wax uga iibsan karto oo si rasmi ah loo furay

0
236

Waxaa si rasmi ah u shaqo bilaabay Suuqa Salama Market oo ah meel aad si nabad ah wax uga iibsan karto adigana aad u dhigan karto alaabta aad rabto inaad iska iibiso.Salama Market waa suuq ganacsi oo ku fududeynaya in ad wax raqiis ah oo cusub ama celis ah ka iibsato ama aad adigu isaga ibiso si xor ah oo free ah.Suuqaan wuxuu kuu fududneynaa inaad wixi aad doonayso laga iibsado, si online ah oo dhib yar gurigaaga adigoo jooga ama goobtaada shaqo.Wixi faahfaahin ah kala xirira milkilaha Salama Market Abdikadir Sheikh Tel +46739915854 whatsap ama viber.Madoonaysa inaad iska iibiso gaarigaaga haddaba uma baahnid qof ku dulaalo oo ku dhiig miirta hadaba soo gasho alaabtaada suuqa Salaama Market.Halkkaan hoose ka booqo Website-ka Suuqaan.https://salamamarket.com/




SOURCE: Suuq aad si Online ah wax uga iibsan karto oo si rasmi ah loo furay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.