Tababarihii Kooxda Manchester United oo Shaqada laga eryey

0
377

José Mourinho  ayaa la sheegay in maanta laga ruqseeyey xilkii Tababrenimo ee Kooxdaasi, kadib, guul-daradii ay Kooxdu kala kulmay Kulankii ay Kooxda Liverpool la yeesheen Axadii la soo dhaafay. Xil-ka-qaadistiisa waxay soo af-jartay muddadii uu Tababaraha u ahaa  Kooxda oo so obilaabantay bishii May ee sannadkii 2016-kii. Bilow liita ayeyna Kooxda K/Cagta ee Manchester United […]




SOURCE: Tababarihii Kooxda Manchester United oo Shaqada laga eryey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.