Tahriibayaal Somali ah oo lagu qabtay Xuduudka Norway

0
133

3 Muhaajiriin Somali ah iyo mid u dhashay dalka Jabuuti ayaa lagu qabtay Xadka Norway la wadaagto dalka Raashiya. Taliyaha Ciiddanka Ilaaladda Xuduudaha ee dalka Norway, Roger Jakobsen waxa uu u sheegay Wargeyka The Barents Observer inay dhallinyaradaaasi qabteen, xilli ay doonayeen inay ka soo dusaan Xuduudka, iyagoo jaray Siligii Xayndaabka ee ay kaga so […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Tahriibayaal Somali ah oo lagu qabtay Xuduudka Norway

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.