Taliska Booliiska oo war ka soo saaray qaraxii goor dhaw ka dhacay Isgoyska Dabka

0
53

Arbaco, April, 17, 2019 (HOL)– Taliya Kuxigeenka Booliska Jen. Zakiya Xusseen Axmed ayaa qoraal ay soo saartay kaga hadashay qaraxa iyo khasaaraha uu sababay, waxaana ay xustay in gaariga qarxay uu ahaa Toyota Harier oo la dhigay maqaayad horteeda uu qarxay.




SOURCE: Taliska Booliiska oo war ka soo saaray qaraxii goor dhaw ka dhacay Isgoyska Dabka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.