Taliska Booliiska Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka oo ka wada hadlay Amniga Doorashooyinka Qaranka

0
181

Talaado, December, 10, 2019 (HOL)- Iyadoo loo diyaar-garoobayo Doorashooyin heer Qaran a hoo dalka ka dhaca ayaa waxaa kulan looga hadlayo Amniga Doorashooyinka ku yeeshay magaalada Muqdisho Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo uu horkacayo Jen Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan iyo Wakiilka Midowga Afrika ee Somalia Amb, francisco Madeira.




SOURCE: Taliska Booliiska Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka oo ka wada hadlay Amniga Doorashooyinka Qaranka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.