Taliska Booliska oo war ka soo saaray Khasaaraha weerarkii Hotel SYL

0
16

Arbaco, December, 11, 2019 (HOL)-Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa war saxaafadeed ka soo saaray weerarkii xalay fiidkii lagu qaaday Hotelka SYL ee ku dhow Xarunta Madaxyooyada, halkaasoo rag hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay qaab lug ah ku galeen.




SOURCE: Taliska Booliska oo war ka soo saaray Khasaaraha weerarkii Hotel SYL

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.