Taliska Booliska Soomaaliya oo sheegay in la xiray qof lagu tuhmayo inuu bixiyay Imtixaankii shahaadiga ee dugsiyada sare

0
33

Arbaco, May, 15, 2019 (HOL) – Booliska Soomaaliya ayaa galinkii dambe ee Arbacada maanta shaaca ka qaadday in la xiray mid kamid ah shaqaalaha wasaarada Waxbarashada dowladda federalka kaasoo lagu tuhmayo inuu ka dambeeyay bixitaankii imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada sare ee dalka oo dhowaan dib loo dhigay.




SOURCE: Taliska Booliska Soomaaliya oo sheegay in la xiray qof lagu tuhmayo inuu bixiyay Imtixaankii shahaadiga ee dugsiyada sare

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.