Taliska ciidamada xoogga dalka oo sheegay in la soo afjaray dagaal beelleed muddo dheer soo socday

0
257

Sabti June, 23, 2018 (HOL)-Taliska ciidamada xoogga dalka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in la soo afjray colaad ku dhawaad Labo sano ka taageyd deegaanno u dhaxeeya degmooyinka Maxaas iyo Matabaan ee gobolka Hiiraan.




READ MORE FROM THE SOURCE: Taliska ciidamada xoogga dalka oo sheegay in la soo afjaray dagaal beelleed muddo dheer soo socday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.