Taliska ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka tacsiyeeyay saraakiil lagu dilay qaraxa miino

0
16

Jimco, December, 07, 2018 (HOL)-Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa tacsi u diray dhammaan Qoysaska iyo Shacabka Soomaaliyeed ay ka shahiideen General Cumar dheere oo ahaa taliyihii qeybta 12April iyo Abaandullaha qeybta 12April ee ciidanka xoogga dalka General Cabdi Cali Jamaame kuwaasi oo shalay ku geeriyooday qarax miino oo ka dhacay meel u dhow degaanka Dhanaane ee Gobolka Shabellaha Hoose.




SOURCE: Taliska ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka tacsiyeeyay saraakiil lagu dilay qaraxa miino

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.