Taliska ciiddanka asluubta Soomaaliya oo shaqadii ka joojiyay taliyihii xabsiga dhexe ee Xamar

0
10

Arbaco, December, 18, 2019 (HOL)-Taliska ciiddanka asluubta Soomaaliya ayaa shaqadii ka joojiyay taliyihii Xabsiga Dhexe ee Xamar, Sarreeye Guuto Maxamed Shiikh Xirsiile, kadib markii lagu eedeeyay inuu maxbuus xanuunsan Kala baxay isbitaalka kadibna uu ku geeriyooday xabsiga.




SOURCE: Taliska ciiddanka asluubta Soomaaliya oo shaqadii ka joojiyay taliyihii xabsiga dhexe ee Xamar

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.