Taliska Mareykanka Africom oo war ka soo saaray duqeyn ay ka fuliyeen gobolka Bari, Soomaaliya

0
206

Isniin, July, 29, 2019 (HOL)- War uu soo saaray taliska ciidamada Maraykanka ee qaarrada Africa (AFRICOM) ayaa lagu faah faahiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo uu Mareykanka ka fuliyey deegaano ka tirsan Gobolka Bari ee Maamulka Puntland.




SOURCE: Taliska Mareykanka Africom oo war ka soo saaray duqeyn ay ka fuliyeen gobolka Bari, Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.